Ra’isul Wasaare Abiy oo Shaaciyay in Xisbigiisa Barwaaqo dhaxda kaga jiro Fadeexad

Ra’isul Wasaaraha dalka Itoobiya Abiy Axmed ayaa shaaciyay in xisbiga uu katirsan yahay ee Barwaaqo dhaxda kaga jiro fadeexad la xariirta musuq maasuq iyo wax is-daba marin , taa oo keentay dib u dhac balaaran sida uu tilmaamay. Abiy Axmed ayaa warkan shaaciyay marjii uu soo dhammaaday shir labo maalmood u socday xisbiga Barwaaqo, waxa … Continue reading Ra’isul Wasaare Abiy oo Shaaciyay in Xisbigiisa Barwaaqo dhaxda kaga jiro Fadeexad